Mahadsanid Madaxwayne

Mahadsanid Madaxwayne

Mon, Aug 24
11:00 PM – Late
Idoro, EthiopiaSee website
About the event

Nabad Iyo # Nolol

Faarmajo
Faarmajo #Xabiibu Malaayin
Cidii Ka Codhon Waa Dhurwaa Dharar Ciyay

Tarikhda Baal Dahaba Ayuu Kuleyahay shacabka Umada Somaaliyeed

Guriga Ay Udhiseeen In Laga Xumaado

shacabka Jecelna Laga dhigo Kuwo Been Sheegaya
Waxaas Wax Rag Lala Hor Yimaado Ma Aha
Xasan Gur Guurtow Nin Wayn Oo Oday Ah
Dhulkii Masiintana Xarazhtay Ayaad Tahay
Eee Wadanka God Madow Haku Ridin
Ee Wakhtigaaagi Γ—Wuuu Dhamaday
Ee Sii Sharafta Lahayd Ee Laguu Wareejiyay
Isaga Wareeeji Ader Xisho

Xasan Shekh Maxamudow

Dhamaan Dawlad Gobaleedyadii Ayaad Dagaal Dhibaato Colaad Sokeeye
Mid Barlamaaan Iyo Mid Nololeed ka Abuurtay
Waxaad Sokor Dhisay Lama Arag
Waxaad Misaaniyadii Wadanka Ku Dhamaysay
Safaro Aaan Hadaf Iyo Natijo Lahayn Oo Bilaa Macni Ah
Intaa Aad Xilka Haysta Safarada Aad Gashay Hadana Aaan Lahayn
Taaalabo Ladhihi Karo Waxaas Ayuu Halkaa Ka Qaybtay
Lama Shegi Karo Hadaladada Ayaaa Is Dukhayn Haya
Oo uu Kamid Yahay Maaalinva Qof Ayaan Ahay
Ader Oday wayeel Ah Cimri Joga Ayaad Tahay
Iska Cibaaaday Wadankana Ha Kharibin
Sida Lagu Warejiay Naf Iyo maaal Usoo Wareeji
Hadii Kale Xabalaha Β°Aad Dhulkoodii Gadatay
Iyo Masaalinta Aad Barakicisay
Tarikh Aad Ku Suntaaanan Donto Ayay Noqon

Hasaan # Shekh # Mahamud

Welcome # Nabad Iyo Nolol

Madaxwayne # Mahamed # Abdulahi # Faarmajo

Qore # Mawlid # Kaad # Muhumed

πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–

Found by SomoΒ·See original
Location

Idoro, Ethiopia

Get directions